Tababarka
Macallimiinta
Sida
la ogsoon yahay tayada waxbarashada
waxay ku xiran tahay macallimiin
tababaran. Qeybta Tababarka Macallimiinta
ee Afro waxay bixisaa tababarro
u fidin doontaa bareyaasha dugsiyada
Soomaalida. Tababarrada aan bixinno
waxay la xiriiraan dhinacyada:
• Tayeynta waxbarista ama
gudbinta
• Maamulka Waxbarashada
• La-talinta ardeyda iyo dhiirrigelintoodaba
• Diyaarinta qalabka ardeyda
wax lagu baro
• Habka qiimeynta ardeyda
Yaa
ka faa’iideysan kara tababarradan?
• Maamulayaasha waxbarashada
(maamulaha dugsiga)
• Bereyaasha xirfadda leh
iyo kuwa cusuba
• Bareyaasha mustaqbalka iyo
kuwa aan shaqeynba
|