La-talinta
Ardeyda
Ardeyda Soomaaliyeed heer kastoo
ay marayaan waxay u baahan yihiin
inay helaan waayo-aragnimada iyo
talada dadkii ka horreeyay. Barnaamijyada
aan qabaneyno waxaa ka faa'iideysan
kara ardey kasta oo ku jira xayndaabka
waxbarashada, amaba dhowaan ka soo
baxay.
Haddaba
ardeyda waxaan u kala saareynaa:
Ardey
dhameyneysa ama dhameysay dugsi
sare
Adeegyada
loo qabanayo ardeydan halkan ayaad
ka heli karaa Riix
halkan
Ardey
dhameyneysa ama dhameysay jaamacad
Adeegyada
loo qabanayo ardeydan halkan ayaad
ka heli karaa Riix
halkan
|