Qabanqaabada
Barnaamijyo Waxbarasho
Si
ardeyda iyo dadweynuhuba ula socdaan
arrimaha waxbarashada la xiriira,
AEC waxay qabanqaabineysa, ama ka
qeyb qaadaneysaa qabanqaabinta barnaamijyada
waxbarashada la xiriira, sida:
Carwooyinka
Waxbarshada
Shirarka
Siminaarrada
Khudbado muhiim ah
|