| Wararka
|
Xarunta
La-talinta Waxbarashada
ee Afro ayaa bilaawday
hoolaheeda , waxaa haatana
ka socda xarunta is
diiwaan galinta ardayda
|
 |
|
____________________________
|
 |
|
|
 |
|
|
 |
XARUNTA
LA-TALINTA WAXBARASHADA EE AFRO
|
Afro
Education waa shirkaddii
ugu horreysay ee nooceeda
ah ee dalka ka billowda
adeegyo loogu talogalay
bahda waxbarashada iyo ardeyda
Soomaaliyeedba, kuwaasoo
aan horay uga jirin dhulka
Soomaalida. Waxay Afro Education
qorsheyneysaa inay horumar
gaarsiiso ardeyda Soomaaliyeed,
isla markaana u fududeyso
adeegyo waqtigii hore dhibaatooyin
lagu qabay.
|
 |
|
|
|